Verified

COMPLAINT/SMP/Refugee returnee/UNHCR/Kismayo/Pending

11:44 Sep 20 2015 Kismayo, Somalia

Description
Summary of the voice call

waxaanan jiraa 50 sanno ahayna kowle kana mid ahay dadkii laga soo celiayay Kenya bishii sadexaad halkan imika waxaan ku joognaa aniga iyo koox kale oo aniga ila mida, dadkii isku mar nala soo celiayay iyo kuwii naga dan beeyay haayadu way la soo xidhiidhaa caawimad na waysiisaa laakiin anaga caawimaada la qaybinayo ma helno, telifoonada aad nasiiseen hal marna nalagama soo wacin ee maxaa noola soo xidhiidhi waydeen oo noo cawin waydeen.

call summary


I returned home to Kismayo in March after 2 years as a refugee in Kenya since war forced us to flee our country. I and other returnees would like to complain that we have not received the promised food and other assistance that was meant to be provided to beneficiaries. We were provided only with telephone and SIM cards in Kismayo but nobody has contacted us to this day. Please let us know why we have not received any assistance and other people are been provided with assistance.
Additional Data
Case management: Explain in brief the case management

Credibility: UP DOWN -1
Leave a Comment
Name:
Email:
Comments:
Security Code:
18 + 10 =