Verified

COMPLAINT/SMP/Refugee returneeIntersos/Baidoa/Pending

11:53 Sep 1 2015 Baidoa, Somalia

Description
Summary of the voice call

Waxaan salaamayaa haayada, waxaan ahay oday weyn oo jira 62 sanno lehna shan carrur ah oo u dhexeeya 13 sano ilaa 2 sano, waxaan ka mid ahay qaxoontigii degenaa Dadaab muddo 10 sanno ah oo haayadu ka caawisay inuu dib ugu noqdo Baidoa. Haayadu wixii ugu horeeyay ee ay iigu ballan qaaday wuxuu ahaa inay guri ii dhisto aniguna maan haysan dhul ka dib waxay isiisay mobil iyo simcard oo igu tiri waxaad u baahan tahay bartaa naga soo wac, bil kasta haayadu way ila soo hadashaa waxaanay isiinaysay Raashin, laakiin 3 dii bilood ee u danbeeyay wax caawimaad ah namaysiin. Imika reer bakool ayaa ku soo barakacay Baidoa sababo dagaalo ah darted. waxaan haayada ka codsanaynaa inay guri noo dhisto side ay hore noogu ballan qaaday.

Call summary

Greetings to you all, I am an old man aged 62 years old and a father of 5 children their ages is in between 13 years old and 3 years old. We have been living in Dadaab refugee camps nearly for 10 years until the organization assisted us to return to our home country which is Baidoa. The first thing that the organization promised to us was to build shelter for me and my family, then the organization gave us mobiles to request any assistance we need so they and also they would be able to call us and provide food. But last three months we have not received any assistance, currently our way of copying is we live with our relatives, and currently war broke out in Bakool and this caused people in Bakool flee to Baidoa. We are requesting the organization to build us a shelter as they promised.
Additional Data
Case management: Explain in brief the case management

Credibility: UP DOWN 0
Leave a Comment
Name:
Email:
Comments:
Security Code:
10 + 5 =

Additional Reports

PROTECTION/SECURITY/IDP returnee/Intersos/Baidoa/Pending

10:48 Aug 06, 2015

Baidoa, Somalia, 0 Kms

Complaint/SMP/Refugee returnee/UNHCR/Baidoa/Pending

11:52 Aug 24, 2015

Baidoa, Somalia, 0 Kms

FAQ/RC/Baidoa/Processed

13:45 Jun 02, 2013

Baidoa, Somalia, 0.22 Kms

FAQ/Appreciation/INTERSOS/Baidoa/processed

12:47 Jun 09, 2013

Baidoa, Somalia, 0.22 Kms